TEHRAN (DAYNIILE.COM)-Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Dalka Iran ayaa la soo sheegayaa in duqeyn diyaaraadeed lagu dilay sida warbaahinta Caalamka goor dhaw shaaciyeen.
Arinta la yaabka leh ayaa ah in Wasiirkaani xilka hayo kaliya 2 maalin kadib markii dhawaan lagu badalay Wasiirkii hore oo isna lagu dilay dagaalka socda.
Dagaalka oo socda 4 maalin ayaa bilowgiisii oo ahayd sabtidii waxaa la duqeyn lagu dilay Wasiirkii Gaashaandhiga kadib waxaa lagu badalay wasiir cusub kaasoo ah midka hada la dilay.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

