Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Xasan Saajin ayaa noqday masuulkii ugu horeeyay ee ka hor yimaada damaca Itoobiya iyo dhaqanka foosha xun ee Madaxweynaha Maamulka Somaliland  Muuse Biixi.

Wasiirka ayaa ka shifay damca itoobiya iyo qiyaanada isagoo soo xasuusiyay reer Somaliland in Itoobiya hadey rabto dhul kiro ah hore loogu bandhigay dekada Ber-bera markaasoo ay iska bixin waayeen wixii lagu heshiiyay.

Advertisement

“Itoobiya ma rabto Bad ay maalgashato ee waxay rabtaa Bad iyo Dhul ay qabsato”ayuu yiri Wasiirka oo si geesinimo leh u difaacday dhulka dhaxalka u ah dadkiisa.

Wasiirka wuxuu xusay in Soomaalida kale ay fahmeen intaas balse reer Somaliland qaarkood aysan fahmin qorshaha Itoobiya.

Halkaan ka daawo warka wasiirka oo dhameystiran:-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleTaliye Suulnuug oo Muqdisho lagu aasay
Next articleReer Boorame oo si weyn u diiday Damaca Abiy iyo Muuse Biixi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here