Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Md, Farxaan Cali Axmed, yy  si rasmiya uga furay Magaalada Muqdisho,  Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) oo sadexdii bilba mar laqabto.

 

Shirkaan oo socon doono maalmo ayaa waxaa goob joog ka ahaa waaxaha kala Duwan ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ),

Sidoo kale Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna K/xigeenka Agaasimaha ee HSJ Mudane Cabdullaahi Xaaji Bashiir (Shiine), oo ugu horeyn sharaxayay ujeedada shirkan ayaa xusay in shirka isku xirka howlaha laamaha HSJ uu yahay shir 3-dii biloodba mar laqabto.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here