Wasiiru Dowlaha Amniga XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa, ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo bixinta Xeer-nidaamiyayaasha lagu dhaqayo sharciyada dhaqangalka ah ee HSJ waxaana loo qabtay Saraakiisha, xirfadlayaasha Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda.
Wasiirka ayaa kula dardaarmay madaxda Sare iyo Saraakiisha HSJ in ay ka faa’ideystaan fursadda loo siiyay 4tan Maalmood in ay ku soo saaraan Xeer-nidaamyeyaasha labada sharci ee dhaqangalka ah.
Agaasimaha Guud ee hay’adda Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa faray howl wadeenada mudada 4ta Maalmood ah ee uu socon doono kulankaan, in ay si taxaddar leh uga wada doodaan sharciyada dhaqan galka ah ee HSJ.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 15 people, table and text that says 'ALF HOTEL'May be an image of 15 people, table and text that says 'ALF HOTEL'May be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 12 people and text that says 'AIRPORTHOTEL DECALÉ AIRPORT HOTEL'May be an image of 12 people and text that says 'AIRPORTHOTEL DECALÉ AIRPORT HOTEL'May be an image of 4 people, dais and text that says 'crman Kean Better Migration AQO TRAININ RKA SHARCIGA SOCDAALKA IY JINSİYADDA IYO ANSIXINT HA A SHARCI. LAW AND TION oT'May be an image of 9 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 9 people and textMay be an image of 10 people and textMay be an image of 4 people, dais and text that says 'cerman Enperos Better Migration Bn Management Horn ofAfrica AQOON. TRAIN ARCIGA SOCDAALKA IYO SHAR DDA IYO ANSIX BADA SHARCI. XEER- AND IND LAW ٨ VE REGULATI DECALE H ON'May be an image of 6 people, people studying and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textvMay be an image of 1 person and dais
Previous articleRa’iisulwasaare xigeenka Dalka oo ku dhawaaqay xaalad halis ah oo ka dhalatay roobabka
Next articleBeesha Cayr oo balan qaaday inay soo qaban doonaan kuwii dilka ka gaytay dhuusa-mareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here