Beesha 3&9 ayaa muujisay talaabo kudayasho mudan waxayna si wadajir ah u xakamaysay khilaafka ka dhadhay xubno ka tirsan beesha oo ku abtirsada laba beelood oo ka tirsan beelaha 3&9 ,

Kulan shalay ka dhacay hotel Dayax oo ay isugu yimaadeen xildhibanada iyo waxgaradka beesha ayaa hoosta looga xariiqay sida ay lagama maarmaanka u tahay in miiska wadahadal lagu xaliyo wax walba oo ka dhax dhaca beesha 3&9 waxaana kulankaas lagu falanqeeyay khilaaf ka taagnaay malamahaan waaxda buurdheere oo katirsan degmada dayniile, khilaafkaas ayaa udhaxeeyay Laba masuul oo kawada tirsan maamulka dayniile balse khilaafkooda sababay isku dhac laba beel oo kawada tirsan beesha 3&9 oo ay kuwada abtirsadaan, waxaana shalay lagasoo saaray kulanka go.aano hordhac ah oo xal u ah khilaafkaas.

Maanta ayaa mar kale waxaa laysugu tagay waaxda buurdheere si loosoo afjaro khilaafka, waxaana laga gaaray is afgarad buuxa.

ò

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here