Waxaa goor dhaw lagu wadaa in muqdisho la keeno meydka Allaha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr

0

waxaa goor dhaw lagu wadaa in muqdisho la keeno Meydka Allaha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga.

Guddiga qaban-qaabada Aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in salaada janaasada lagula tukan meydka Galeyr Garoonka diyaaraaha Aadan Cadde kadibna la aasi doono.

sidoo kale Salaada janaasada iyo aaska meydka Cali Khaliif Galeyr ayaa lagu wadaa inay ka qeybgalaan madaxda ugu sarreeysa dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here