Maanta oo ku beegan 20-ka bisha January ee sannadkaan 2021-ka, waxaa magaaladan Washington D.C lagu wadaa in lagu caleema-saaro madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykan, Joseph Robinette Biden Jr.

Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya, madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagayo duhurnimada maanta, si uu u dago qasriga uu ku leeyahay deegaanka la tamashla tago ee Mar-a-Lago ee gobolka Florida.

Sidoo kale Madaxweynaha Waqtigiisa ka dhiman saacadaha ayaan ka soo Qeyb galaynin Caleema saarka Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka iyo Madaxweyne kuxigeentiisa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here