Waxaa todobaadkan Muqdisho ka furmaya shir u dhexeeya Madaxwaynaha DF Soomaaliya iyo Madaxda maamulada dalka.

 

Waxaa dalka dhacay isbadalo  xagga amniga  iyo Siyaasadda ah, sidoo kale waxay ka doodi doonaan Garsoor Federaal ah oo madax banaan,  Sidoo kale doodahaha siyaasiga ah ee  taagan  waxaa kamid ah arimaha  siyaasadda Amniga iyo Saami qaybsiga hay’adaha federaalka  oo Puntland Iyo Koonfur Galbeed dood ka qabaan.

 

Sidoo kale arinta magaalada Baydhabo kasoo cusboonaatay, oo Koonfur galbeed aaminsan tahay in Muqdisho laga soo abaabulay.

Axmed Madoobe ayaa wadnaha farta ku haya, isagoo aan farxad ku dareemayn dhaq-dhaqaaqyadda ka socda gobolka Gedo.

 

Shirka ayaa sidoo kale looga hadli doonaa armimo Xasaasi ah oo la xidhiidha xaalada Soomaaliya oo baahi u qabta sida loo kala saari lahaa Awoodaha Hay’adaha Federaalka iyo Maamulada dalka, Dastuurkii waa qaybo qoraal muddo ka badan 10-sanno soo socday.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here