HomeWarkiiWeerar dhimasho sababay oo Kooxda Daacish ku qaaday ciidamada Puntland

Weerar dhimasho sababay oo Kooxda Daacish ku qaaday ciidamada Puntland

CALMISKAAD (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in kooxda Daacish weerar dhaba gal ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Wararka ayaa tilmaamaya in hal askari uu kaga dhintay Puntland kadib markii Daacish wadada u gashay gaari sahay u siday ciidamada Puntland.

Ciidamada la weeraray ayaa ku sii jeeday dhanka Dhaadaar,mana aha markii ugu horeysay balse wqtiyadaan danbe waxaa soo kordhaya weerarada ka imaanaya Daacish.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

AYNIILE

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -