Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku geeriyootay weerar ay koox hubeysan  ku qaadeen bar kontorool oo ay ciidamo Hindi ah ku leeyihiin gobolka Kashmiir qeybta Hindiya maamusho.

Warbaahinta ayaa laga soo xigtay in dadka geeriyooday oo 3 ka mid ah ay askar ahaayeen ay ku jiraan dad rayid ah oo ka ag dhawaa goobta weerarku ka dhacay

Dawlada Hindiya waxay ku eedeysay weerarkaas kooxo hubeysan oo gobolka ka dagaalama kuwaasoo la sheego inay dawlada Pakistan taageero ka helaan.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here