Weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada Beledweyne

0

Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in  weerar loo adeegsaday bam-gacmeed uu  xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne oo caasimad u ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Weerarka ayaa ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaaladaasi, kadib markii rag hubeysan ay  bambo ku tuureen maqaaxi ay ku sugnaayeen askar iyo dad shacab ah.

sidoo kale Inta la xaqiijiyey ugu yaraan hal   qof oo haweeney ahayed ayaa ku geeriyootay qaraxaas, halka ay ku dhaawacmeen saddex qof oo kale.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here