Wararka ka imaanaya Dalka Canada ayaa sheegaya inn Saraakiisha booliska ay sheegay in 4 qof oo isku qoys ah, kana mid ah jaaliyada musliminta Canada lagu dilay gaari, kaasi oo loogu weeraray axadii lasoo dhaafay.

Hadalkan ka soo baxay saraakiisha Canada ayaa sheegay in Shilka uu ka dhacay gobolka Ontariyo ee dalka Canada

Sidoo kaler Booliska ayaa sheegay inay falkaasi ay u soo xireen muwadin Kanadiyaan ah oo 20jir ah.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here