Hoggaamiyaha isku magacaabay Burkina Faso ayaa sheegay in ninkii uu maalin ka hor afgambiga ku eryay uu qorsheynayo weerar rogaal celis ah.

Col Ibrahim Traoré ayaa sidoo kale ku eedeeyay ciidamada Faransiiska in ay gabaad ka dhigteen Lt Col Paul-Henri Damiba mid ka mid ah saldhigyadooda – taas oo diblomaasiyiin Faransiis ah ay beeniyeen.

Rasaas ayaa laga maqlayaa magaalada caasimadda ah ee Ouagadougou ee dalka Burkina Faso waxaana hawada ku wareegaya diyaarado Helicopter ah.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here