Weeraryahanada ku caan baxay dhinaca Gooldhalinta Horyaalka ingiriiska ayaa caawa u hibeeyay inuu qaadayo xili Ciyaareedkaan 2022-2023 Gooldhalinta Horyaalka 9 Man city Haaland oo 25 Gool ku horkacaya Gooldhalinta.

9 Haaland oo u safta Naadiga Man City ayàa kooxdiisa galabta ka caawiyay inay si dhib yaraan ah uga qaataan 3 dhibcood Kooxda Wolves isagoo qalinka ku duugay 3 leydii ay man city ku kabaashtay wolvez.

Gooldhaliyayaasha Horyaalka ingiriiska ayaa qiray in 9 Haaland oo u dhashay Norwey una Ciyaara man city uu qaaday Gooldhalinta.

‘ laacibkaan reer Norwey 9 Haaland Kuma heysan karno Gooldhalinta Horyaalka ingiriiska 2022-2023 waxaana uu mudan yahay in kabta dahabka la sii siiyo ”

10 Harry Kane ( Totenham ) oo ku Soo xiga kana mida gooldhaliyayaasha caanka ah ee Horyaalka ingiriiska oo ku soo xiga ayaa leh 15 Gool waxaana laga sareeyaa 10 Gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here