Warbaahinta Al Jazeera ayaa sheegtay in laamaha amniga Suudaan ay xireen madaxii xafiiska teleefishinka ee magaalada Khartuum, El Musalmi El Kabbashi, kadib markii ciidamada maanta ay ku duuleen gurigiisa.

Warbaahintan fadhigeedu yahay dalka Qadar wax faahfaahin ah kama aysan bixin xiritaanka weriyaha.

Sabtidii, shan qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyada ka socda Suudaan ee looga soo horjeedo militeriga awoodda la wareegay, dibadbaxyada ayaa weli ka socda magaalooyin dhowr ah.

Xigasho

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here