HomeCiyaarahaWesley Sneijder oo Saadaaliyay Final-ka Champions League ee Arsenal Vs PSG

Wesley Sneijder oo Saadaaliyay Final-ka Champions League ee Arsenal Vs PSG

XIGASHO KOOXDA.COM

Halyeyga Inter Milan, Wesley Sneijder, ayaa aaminsan in Arsenal laga yaabo inay 4-0 ku garaacdo Paris Saint-Germain marka ay isku wajahaan final-ka Champions League ee ka dhacaya Budapest dabayaaqada bishan.

Waxaa la xusuustaa in Arsenal ay dhawaan u soo baxday final-ka Champions League kadib markii ay ka adkaatay Atlético Madrid, halka PSG ay reebtay Bayern Munich.

Sneijder ayaa yiri isagoo la hadlayay Hard Rock Bet sida ay qortay Metro UK:“Uma maleynayo in daafacyada garbaha ee Arsenal ay yihiin kuwa ugu fiican Champions League-ka, halkaas ayaana PSG awood ku leedahay, gaar ahaan dhinaca bidix.”

Wuxuu sii raaciyay:“Haddii Arsenal ay maareyso oo ay 1-0 ku badiso, markaas waxay noqon doontaa shaqo weyn”

XIGASHO KOOXDA.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -