Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda Oxford – ee AstraZeneca ee xanuunka COVID-19 uu badbaadin karo nolosha dad badan.

waxayna ku talisay hey’addu in loo iscticmaalo Africa, xitaa muunadda cusub ee xanuunkan ee Qaaradda wareegaya.

WHO waxay sheegtay in 3.7 malyuun oo qof uu xanuunkan ku dhacay ku dhawaad 100 malyuun oo qofna ay u dhinteen.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here