Wiil dhalinyaraa oo Ciidanka Amniga si Arxan daraa u Jirdileen oo Baraha Bulshada lagu soo Bandhigay

0

Ciidmada Amniga Soomaaliya ayaa inta badan Shacabka Soomaliyeed u Geystaan jir dil handadaa iyo Dil Toos ah taasoo Jirin Cid wax ka qabata

Wiil Dhalinyaraa oo dhiig ka socda oo Ooyaayo ayaa Dacwo u Gudbistay Ciidamo Boliis ah kuwaa oo sida muuqata si Jees ah u wareysanaayey Muwaadinka Soomaliyeed ee Dhibanaha ah

Waa i Dileen Cadaalad ayaan idinka Rabaa ee i Caawiya kashawiita ayeey igu mudeen iyo Qoriga leebtiisa waa u jeedaan Dhiiga iga socda ayuu Yiri Dhibanaha Soomaliyeed

Xaalka maaha mid muujinaayo muwadinkaas mid wax loogu qabanaayo

Dhanka kale Taliska Ciidanka Boliiska ayaa Xabsiga Dhigay Ciidama Boliis ah oo Lacag Laaluush ah ka qaatay Shacabka xiliyadii Bandoowga aheyd Muqdiaho halka kuwa kale lagu daba jira sida uu Sheegay Afayeenka Boliiska Soomaliyeed

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here