Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.

Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada Soomaalida ayaa marxuumka magaciisa ku sheegay Xuseen, waxaana sida la sheegay toogtay koox burcad South Africa ah xilli uu watay Gaarigiisa.

Sidoo kale dilka ah ayaa habeenadii xalay ka dhacay deegaan hoos yimaada Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika, kooxda burcada ah ee dilka geystay ayaa sida la sheegay goobta isaga baxsaday.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here