GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Gaalkacyo qeybteeda  Waqooyi ee Puntland waxaa xalay lagu dilay wiil dhalinyarada ka mid ahaa.

Kooxo hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay u dileen Taleefoon gacmeed dartiis xili ay ka dhacayeen.

Advertisement

Wiilka oo lagu magacaabi jirey Cabdiraxmaan Rooble ayaaneey wali war rasmi ah ka soo saarin laamaha amniga ee  Maamulka Puntland.

dhawaan ayay ahayd markii ganacsade Axmed Tahliil  isla waqooyiga Gaalkacyo lagu dilay kadibna booliisku ka soo qabteen deegaanka bur-saalax kooxo loo heysto inay ka danbeeyaan dilkaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleShir dhex-maray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo ATMIS+SAWIRRO
Next articleHowlgal Ciidamada Xooggu ka fuliyeen Koonfurta Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here