Wufuud ka socota Dalalka Afrika ayaa soo gaaraya Magaalada Muqdisho kuwaasoo lagu casuumay xuska maalinta Booliiska Somalia oo beri ku beegan.

Saraakiil Booliis oo u dhashay Dalka Itoobiya ayaa goor dhaw soo gaaray Xamar si ay uga qeybgalaan Munaasabada Sanad-guurada 80-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo bari ku beegan.

Advertisement

Wafdi Jabuuti ka socday ayaa iyaguna yimid kuwaasoo uu hogaaminaayay Taliyaha Booliiska Jabuuti .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleAgaasimaha Bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO
Next articleXamze oo kulan la qaatay Dhigiisa Jabuuti +Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here