NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Soomaali Kenyaanka ku dhaqan Nairoobi iyo meelaha kale gaar ahaan kuwii hore faraha Qaxootiga Kenya looga qaaday oo helaya fursad looga tirtiro.

Masuuliyiinta degmada Kamukunji ee Kenya Sida Xildhibaan Yuusuf Xasan  ayaa ku dhawaaqeen in 29-ka bishan xaafadda Islii uu ka bilaaban-doono Olole balaaran oo dadkii horay u galay faraha qaxootiga looga saaraayo.

Advertisement

Waa fursad ay mudo ku taamayeen soomalida iyadoo in badan oo ay sharci kenya heli lahayeen uu ka hor taagnaa faraha qaxootiga.

Hadaba halkaan hoose ka daawo warbixin uu TV-ga Universal soo diyaariyay kaasoo uu ka soo muuqanayo Xildhibaan Yusuf Xasan oo hore u balan qaaday arintaan:-

Previous articleWararkii ugu danbeeyay iyo tirada dhimashada inta ka harsan 30-kun ruux
Next articleMasuul kale oo reer Somalland oo ku geeriyooday Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here