HomeWarkiiXaalada Boorama oo faraha ka baxday madaafiic xiligaan lagu garaacayo shacabka

Xaalada Boorama oo faraha ka baxday madaafiic xiligaan lagu garaacayo shacabka

BOORAMA (DAYNIILE.COM)-Wararka ugu danbeeya ee laga helaayo Magaalada Boorama ayaa Somaliland ayaa sheegaya in xaalada ay faraha ka baxday kadib markii ay ciidamadu bilaabeen inay adeegsadaan madaafiic.

Wararku waxay tilmaamayan in ciidamadii Milateriga lagu badalay kuwo Booliis ah balse iyagii ayaaba ka daray oo waxyba bilaabeen adeegsiga madaafiic kuwaasoo ay shacabka ku xasuuqayaan waa dhacdo aan marna laga filayn maamulka Somaliland.

Wali khasaaraha tira koob laguma sameyn balse waxay muuqaaladu muujinayaan guryaha iyo meelaha qaar qiiq iyo uura ka baxaysa taasoo muujineysa naxariis la’aanta ciidamada.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland hadaladii wanaagsanaa ee shalay iyo saakaba uu waday waxaad moodaa ineysan dhaqan gelin oo bil cagsi loo badalay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYJIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -