Maal mahii u danbeeyey Degmada Dayniile xaalad  aad u  cakiran  ayaa ka jirtay iyadoona dhowr mar dagaalo ka dhaceen

Dagaalada u danbeeyey ee ka dhacay Degmada Dayniile ayaa waxaa ku dhintay 2 Qof halka 2 kalana ku dhawacmeen

Xaalada ayaa hada Mooday in ay Cirka isku sii shareertay ka dib markii wiil ka soo jeeda degamada dayniile Ciidamada Amniga Dayniile Gaari ku xireen ka dibna ku jiideen taa oo ka caroodeen ehelka Wiilka sida Foosha xun loo dilay iyadoona ilaa iyo hada la duugin Meydkaasi

Ma jirta odayaal isku xil qaamay in ay Xaalada qaboojiyaan madaama Deegaanka Dayniile lagu yaqiinay dhul nabdoon

Beesha Wiilka looga jiiday Gaari ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga socda Shir ay ku doonayaan in Dagaal ku qadaan xarunta looga arimiyo Degmada Dayniile  waloow Dadka qaarkood ogoleyn

Xaalka oo hada u muuqda mid  Qatar tends  wadato madaama xiligaan loo baahneen in Dagaal ka dhacaan Degmadaasi oo horay loogu yiqiinay meel Nabdoon

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here