Uganda aya sanadkan wajaheyso kacdono shacab iyo kuwa qabali ah oo kabilowday in madaxweynaha talada haya oo kursiga iskudhajinayo iyo musharax labartamaya oo xurriyada laga qaaday iyado
taageraysha musharaxa ay is hubeyen.waana halis inuu dagal sokeye kaqarxo uganda

Halka itoobiya iyana ay wajahday dagaalo sokeye oo aysan ogeyn dhamaadkeda waxayna kabilaabaty doorashada dalkaas oo mudo kordhin ay damacsantahay xukuumada hada talada heysa iyo Maamulka tigrega oo kaso horjeestay…

Dhanka soomaliya waxa socda olalaha doorashada iyado aanan wali lagu heshiin qaabka ay wax usocdan
Madama maamulka hada talada wadanka haya ay damacsanyihim kushubasho iyo wax isdaba marin inay kuso baxan taaso sababi karta in amniga wadanka uu qalqal galo dibna loogu laabto dagalo sokeye oo aan dhamaad lahayn waxana durba laga daremay caasimada muqdisho oo waxa wararka qaar shegayan in ay qaaliyoben hubka fudud ee suuqyada madow lagu kala iibsado magalada waxayna cadeyn utahay in shaki laga qabo maamulka hada jooga in ay afduub doorasho sameyaan.
Ugu danbeyn waxan rajeynaya in allh wadanka kabadbaadiyo wixi shar ah iyo cidi ladamacsanba.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here