Wararka ka imaanaya Gobolka galgaduud gaar ahaan  deegaanka Xananbuure ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ay dagan tahay xaalada deegaankas kadib  dagaal u dhexeeya laba qabiil oo shalay markale ka qarxay halkaas.

Colaadda ayaa salka ku haysa aano qabiil, waxaana dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay ku dhintay dad u badan dhinacyada dagaallamaya.

Sidoo kale waxaa la geeyay goobta Ciidamo isku dhaf ah oo ka tirsan labada beeleed eek u dagaalamaya ee ka soo kala jeeda cadaado iyo dhuusamareb..

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here