Xaalka Farmaajo iyo Xulafadiisa wuxuu noqday Nin Daad Qaaday xumbo cuskay

0

Fuleynimadda Kooxdii ka soo horjeeday Madaxweynaha Mustaqbulka Dawladda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa waxaa ay soo abaabuleen Koox ku Been abuuranaysa Musharax Dr.Xasan Cali Kheyre.

Ragga La soo adeegsaday waxaa ka mid ah nin sheegtay Magaciisa layiraahdo Cabdi Ilaah Ganagale. oo yiri

Raysalwasarahii Hore ahna Mushaxa Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaan waxaan ku leenahay Lacagta Kiradda Gurigii uu ka deganaa Magalada Muqdisho. Ninkan ma usan soo bandhigin wax heshiis Qoraal ah oo u Dhaxeeya isaga Xasan Cali kheyre.

Bartitaan ay Sameeyeen Websidka loogu aqriska badan yahay ee Madaxa Bannaan dayniile.com ayaa waxaa ay soo xaqiijiyeen in warka u sheegay ninka layiraahdo Cabdi ilaah Janagale uu yahay war aan sal iyo raad toona lahayn

Ujeedada ka dambaysa xiligan la abuuro Been iyo Sheegasho aan jirin in ay tahay in la isku dayo in Sumcadda iyo Kalsoonida weyn oo ay Shacabweynaha Somaaliyeed u qabaan Mudane Xasan Cali kheyre la tuhun geliyo.

Kala socda halka Xaaladda Guud ee Soomaaliya.

Wariye Mustafa Cali Alcadaala

Xafiiska Dayniile

Kismaayo Jubbaland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here