Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in xaaskiisa, ahna marwada koowaad laga helay xannunka Covid-19.

Advertisement

Qoraal uu madaxweynuhu soo dhigay bartiisa tweeter-ka, ayuu ku sheegay in xaaskiisa, Maama Janet laga helay xannuuka kadib laba baaritaan oo ay martay.

Maama Janet oo 75 sano jir ah ayaa haatan ku jirta karantiil, waxayna astaamaha cudurkan dareentay kadib dabaaldagii ciidii masiixiyiinta.

Xaaska madaxweyne Museveni ayaa sidoo kale ah wasiirka waxbarashada iyo cayaaraha ee dalkaas Uganda.

 

Previous articleCiidamada Ruushka oo  Ukraine Saacadihii ugu danbeeyay Sanadka Cusub Weeraro xoogan u geystay
Next articleIsraa’iil oo sheegtay inta askari ee laga dilay tan iyo markii uu dagaalku billowday ay gaarayaan 1000 askari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here