Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa sheegay in khasnada dowladda laga waayay lacag gaaraysa 21 Milyan oo dollar intii u dhexeysay (08 March 2018) ilaa (19 April 2023)

“Baarista Fatashka ah ee Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyey hay’adahan ayaa dabooleysa intii u dhexeysay 08 March 2018 ilaa 19 April 2023. Waxaana ku lug leh dad isugu jira madax iyo shaqaale dowladeed iyo dad shacab ah oo xiriir wadashaqeyneed la leh hay’daha dowladda ee Baaristu khuseyso”.

Advertisement

Previous articleWararkii ugu dambeeyay qaraxyo lagu weeraray Xero kutaalla Baardheere
Next articleGuddoonka BFS oo xarunta Villa Hargeysa kulan ku yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here