HomeWarkiiXafiiska Hantidhowrka muxuu kala hadlay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Xafiiska Hantidhowrka muxuu kala hadlay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, oo uu hoggaaminayay Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee dhinaca Arrimaha Baarista, Mukhtaar Maxamed Abuukar ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin ka tirsan Shirkadda Mogadishu Alport Corp. (Albayrak-Soomaaliya).
Intii uu socday kulanka waxaa lagu falanqeeyay dhaqan-gelinta talooyinka ka soo baxay Baarista Maaliyadeed ee la xiriirtay shirkadda Albayrak-Soomaaliya, iyada oo diiradda la saaray xal u helidda caqabadaha soo noqnoqday iyo sidii xal waara loogu heli lahaa. Labada dhinac waxa ay isku raaceen in la fuliyo talooyinka XHGS, lana xoojiyo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka.May be an image of 14 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -