Muqdisho (dayniiile.com)-Sida aan ka soo xiganay Warbaahinta Dowlada Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa ka dalbaday masuuliyiin Dowlada ka tirsan inay dib usoo celiyaan  gaadiid gacantooda ku jira.

Waxaa la soo bandhigay guud ahaan  Magacyada masuuliyiinta Dowlada ee laga rabo inay soo celiyaan gaadiidka iyo waliba mid kasta magaca gaadiidka ku maqan gacantiisa.

Advertisement

War qoraal ah oo ka soo baxay Hantidhowrka qaranka ayaa sidan u qornaa:-

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul wanaagga Hantida dowladda waxa uu ku wargelinayaa dhammaan mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan in ay si dhaqsi ah u celiyaan gaadiidka dowladda ee kujira gacantooda.

May be an image of textMay be an image of text

Previous articleSiyaasi reer Punland ah oo soo jeediyay in Saciid Dani la soo xiro
Next articleSHEEKH SULDAAN GASLE “Masaajidkii aan aasaasay ayaa waxaa ii taal warqad la leeyahay ma soo geli karo” SHIR JARAA’ID (VIDEO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here