War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa shacabka dalkaas looga digay ‘wararka been abuurka ah’ ee la isla dhexmarayo baraha bulshada ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed.

“Waxaan ka codsaneynaa shacabka inay ka feejignaadaan wararka been abuurka ah ee la isla dhexmarayo baraha bulshada ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay barta Facebook.

Sidoo kale arintaan ayaa imaanaysa Xili maalmihii la soo dhaafay ay xaalad kale laga soo sheegayay Abiy Axmed oo aan saxafada lagu argay bishan oo dhan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here