Dalka Soomaaliya ayaa xiligaan waxuu u muuqdaa mid halis ah oo dib ugu celun karo Dowlad la aantii laga dhaxlay 30sano ee Bur burka

Dalka xiligaan kama jirta Dowlad mana jirta Heshiis Doorasho lagu mideysan yahay waana mida keeneysa wal walka waxaa jira uun Damac aan meel dheer gaareynin oo xiligaan lagu doonaayo Xoog Dalka lagu qabsado

Dalka Soomaliya waxaa hada ka dhisan laba quwad oo waaweyn kuwaas oo kala hogaaminayaan

Madaxweynaha Xilka ka dhamaaday iyo Gudoomiyahii aqalka sare ee Waqtiga ka dhamaaday taana waxa ku soo xasuusineysaa Shirkii Eldored ee Dalka Kenya ee laga dhisay labadii urur ee SRRC uu Hogaaminaayey Col Cabdulaahi Yusuf iyo G8 uu Hogaaminaayey Maxamed Khanyare Afrax waxaana la xasuustaa waxii laga dhaxlay ee Bur Bur waana waxa ilaa iyo Hada laga soo kaban la yahay waxaase hada ii muuqdo in wadadaas Dalka ku socdo

Dadaalka Beesha Caalamka ayaa U muuqda sheekadii aheyd Farmaajo Garleh Danina Garle

Si kasataba ha ahatee waxaa muuqdo hor markii laga dhaxlay 20kii Sano in hada u muuqato Bur Bur hor iyo kala Tag Soomalinimo hadaan Caqliga shaqeyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here