Gaza(dayniiile.com)-Kadib dagaalo socday bil iyo bar waxaa ugu danbeyn heshiis isla gaaray dhinacyada Xamaas iyo Maamulka Israa’iil oo dagaalkoodu ahaa inay cirka uun ka duqeeyaan haweenka iyo caruurta.

Dhexe dhexaadinta waxa mudaba kuy jirtay dowlada Qatar xili ugu danbeyn ay iminka heshiiskaasi la gaaray kaasoo ah xabad joojin iyo maxaabiis kala badalasho.

Advertisement

waxyaabaha la isla gartay waxaa ka mida in Isra’iil loo daayo 50 la hayste halka Falastiiniyiintana loo daayo 150 ruux, sidoo kale waxaa heshiiska ku jira gelitaanka gargaarka bini’aadantinimo ee dhulka go’doonsan ee Gaza.

Maalmihii ugu danbeeyay waxaa horu dhaca heshiiskan laga dareemaayay masuuliyiin Ameerkan ,Xamaas iyo iyo Israaiil kuwaasoo siyaabi duwan u sii sharaxaayay mararka ay saxaafada arkaan iyagoo rajo badan muujin jirey,ugu danbeyna manta.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleWAR DEG DEG AH: Qarax weyn oo Caawa ka dhacay Muqdisho
Next articleDAAWO: Dowlada Somalia oo xal u heshay Dagaal Beeleedyada Gobolka Sh.dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here