Qaar ka tirsan haweenka Mugadisho Iyo Qoys ka #Hamdimaxamedfaarax Oo ah Gabar Kufsi Iyo Dil Magaalada Mugadisho Loogu Geestay Ayaa Markale Maxkamadda Sare Ee dalka Cadaaladda ka dalbaday .

Aabaha dhalay Xamdi oo madasha ku suganaa ayaa sheegay in kiiska 7 mar La dhageystay walina wax go’aan ah lagama soo saarin, Sadax ka mid ah Eedeysanayaasha ayaa u Xiran dacwada halka , 10 kale la sii daayay, dacwada ayaa socoto muddo ka badan 6 bilood.

Waa Arin Laga Xumaado In Gorsoorka Uu ku Fashilmo Cadaalad Siinta Maexuumadda Hamdi Mahamed Faarax.

Amb Hussein A Talabadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here