MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi-Barre ayaa intii ay socotay xaflada caleema saarka wuxui u jawaabay Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble.
Rooble uxuu sheegay in Xamaza iyo Xasan Sheekh u hartay 19 maalmood iyo 6 saacdood balse Xamza oo khudbada kaga danbeeyay ayaa u jawaabay
Xamza wuxuu jawaabtiisa ku soo gaabayay in munaasabad kasta leedahay hadal u gaar ah sidaas daraadeedna xaflada caleema Ugaaska aysan lahayn in siyaasad looga hadlo.
