Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa — Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah Ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Advertisement

Previous articleWufuud Dalalka Afrika oo ku soo qulqulaya Muqdisho+SAWIRRO
Next articleCiidamada Dowlada oo howlgalo ka fuliyay xadka Sh.dhexe iyo Galgaduud+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here