HomeWarkiiXasan Cali Kheyre muxuu kala hadlay wakiilka Qaramada Midoobe Warkii Xasan Cali Kheyre muxuu kala hadlay wakiilka Qaramada Midoobe By ahmed ali May 25, 2025 0 0 MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ahna Musharrax Madaxweyne Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu kula kulmay Ergeyga Gaarka ah Qaramada Midoobey James Swan. Musharax Xasan Cali Kheyre wuxuu kala hadlay James Swan xaaladda siyaasadeed ee dalka xili dalku cagaha gelinayo xiligii kala guurka. Xasan Cali Khayre oo dhawaan Dalka ku soo laabtay ayaa sidan oo kale wuxuu kulamo ula qaatay siyaasiyiinta Dalka qaarkood waxayna isla gorfeeyeen sidii dalka looga badbaadin lahaa hubanti la’aanta arrimaha doorashooyinka dalka xilli mudda xileedka madaxweyne Xasan sheekh ay ka harsantahay wax ka yar hal sano. XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleWasiir Dowlada ka tirsan oo kala cadeeyay siyaasiyiinta lagu casuumi doono gogosha MadaxweynahaNext articleFADEEXAD: Beesha Xawaadle oo soo bandhigtay daawo dhacday iyo dharka COVID 19 oo Dowladu deeq ahaan u siisay ahmed ali RELATED ARTICLES Warkii Madaxweyne Xasaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusa-mareeb August 14, 2026 Warkii Khadiibka Masaajidka ugu weyn Muqdisho oo ka hadlay dhub boobka August 14, 2026 Warkii Wasiirka Amniga Galmudug ” Koofurta Gaalkacyo anagaa masuul ka ah ,Madaxweye Xasana Dalkoo dhan buu Madaxweyne u yahay mana jirto cid dhihi karta ma... August 14, 2026 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Smart Phone Google Pixel 9 March 5, 2025 Samsung Galaxy S25 Ultra March 5, 2025 OnePlus13 March 5, 2025 Samsung Galaxy Z Fold 6 March 5, 2025 - Advertisment -