Xasan Cali Kheyre oo kulan Xasaasi ah la qaatay Prof Jawaari

0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka dhax maray Kheyre iyo Jawaari oo muddo saacado socday ayaa isugu jiray qado iyo is xogwareysi xaaladda siyaasadda iyo xiliga kala guurka .

Labada Siyaasi ayaa sidoo kale kawada hadlay doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo iyo sidii doorashadaasi u noqon laheyd mid raali laga wada yahay oo u dhacda si cadaalad ah.

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo hada ah musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Muqdiso kawada kulamo siyaasadeed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here