HomeWarkiiXasan Cali Kheyre oo lagu xanibay Xalane inuu ka soo baxo.

Xasan Cali Kheyre oo lagu xanibay Xalane inuu ka soo baxo.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Dowlada ayaa la sheegayaa inay caawa u diideen Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin kale oo Mucaaradka kala tursan

DAYinay ka soo baxaan Xalene.

Sidoo kale Madaxweynihij hore Shariif iyo Ra’iisulwasaare hore Rooble ayaa iyagana loo diiday inay galaan Xalne madaxdaan ay doonayeen inay caawa isku arkaan Hotel la ay degan yihiin Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Si kastaba Koofi oo ka mid ah masuuliyiinta Mucaaradka ayaa sheegay in Ilaalada Madaxda Caawa la hor istaagay ay masuuliyad isa saareen islamarkaana ay iska ilaaliyeem wax kasta oo iska hor imaad keeni kara.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -