Muqdisho (dayniiile.com)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdiaho dib ugu soo laabtay kadib mudo uu dalka ka maqnaa.

Waxaa Garonka diyaaradaha  Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay Xasan Cali Kheyre masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya sida xildhibaano.

Advertisement

Wararka ku dhaw dhaw Ra’iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa sheegaya inu u yimid kulamo uu la qaato maadaxda Dowlada iyo mid uu la yeelan doono asxaabtiisa ay iskula jiraaaan mucaaradka Dowlada Xasan Sheekh.

Wararka waxat intaas ku darayaan in  shir gaara yeelan doonaan mucaaradka Dowlada Soomaaliya ayna cadeyn doonaan mowqifkooda ineysan Raali ka ahayn wax ka badalka Dastuurka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleAf-hayeenka Booliiska oo ka hadlay dhacdooyinkii asbuuclaha
Next articleTaraafiko hubeysan ugu iman Kenya iyo Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here