GAROWE (DAYNIILE.COM)- Ra’iisulwasaarihii hore ahna siyaasiga ugu saameynta badan kuwa mucaaradka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khud-bad:ka jeediyay maanta caleema saarka Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Dani.

Mr Kheyre Wuxuu ka hadlay talaabadii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ku meel mariyay xeerka wax ka badalka Dastuurka.

Advertisement

Xasan Cali Kheyre wuxuu dhaliilay talaabadaas oo horana uga digay ka hor ansixintooda,wuxuu sheegay inay dalka tafaraaruq gelin doonto talaabadaasi.

Hadaba daawo muuqaal aan ka soo xiganay Dalsan TV :-

Previous articleDAAWO: Madaxweyne Xasan oo jawaab culus siiyay Farmaajo,Shariif,kheyre iyo CCW
Next articleFree Online Human Resources Courses

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here