HomeWarkiiXasan iyo Xamze oo soo xirey barnaamijkii isla-xisaabtanka xukuumada Dan-qaran+SAWIRRO

Xasan iyo Xamze oo soo xirey barnaamijkii isla-xisaabtanka xukuumada Dan-qaran+SAWIRRO

May be an image of 4 people, dais and text
Muqdisho, Ogoosto 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, kaas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha iyo ballamaha hirgelay ee Xukuumadda.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Golaha Xukuumadda daah-furnaanta ay muujiyeen sida ay mudnaanta u siinayaan talada iyo tusaalaha shacabka Soomaaliyeed oo ay muddo toddobaad ah u soo bandhigayeen waxqabadkooda, caqadaha iyo qorsheyaasha dhow.
“Barnaamijkan [isla-xisaabtanka] waxa uu xoojinayaa hufnaanta, daahfurnaanta iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan Dowladdooda”.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in guulaha ay Xukuumadda Dan-Qaran gaartay saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay saldhig u yihiin mustaqbalka dowladnimada, balse loo baahan yahay in dadaalka la labalaabo si loo gaaro hiigsiga qaranka ee fog.
Dhanka kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Xafiiska Dardargelinta iyo Hirgelinta (CDU) oo hoos imaanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha kaas oo qaabilsan hirgelinta iyo dabaggalka ballanqaadyada iyo qorshayaasha dowladeed, dardargelinta mashaariicda horumarineed iyo isku-xirka wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan, si loo xaqiijiyo in qorshayaasha qaranku si habsami leh u hirgalaan.May be an image of 2 people and suitMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 8 people
May be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people and weddingMay be an image of 12 people, suit and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and dais
May be an image of 5 people and daisMay be an image of 12 people, dais and weddingMay be an image of 9 people, dais and weddingMay be an image of 5 people, suit, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 2 people and text that says "JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA XAFIISKA RA RA'IISUL WASAARAHA DA "CENTR Performance Tr M I AHFURKA ELI ERY UNIT" Transfermational Governance brmance Economic tronstormation Socioland tumancopial 自. Objective Evaluation Measurement Shapingth the Somalia we want throu he d less lesstake takel onal sformation 2025- 2029 Higsga Qami- rka 2060 CENTENNIAL VISION"May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 8 people, suit, wedding and daisMay be an image of 5 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -