Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday Musharixiinta Xasan iyo shariif ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan  ayaa ku eedeeyay Ciidanka dowladda inay weerar ku soo qaadeen Hotelka isaga iyo Sheekh Shariif degan yihiin ee Maa’ida 2 oo ku dhow agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon.

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu daadinayo dhiigga muwaadiniin isu diyaarinaya bannaan baxa nabadeed.

 

Office Nairobi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here