Xasan Shiikh Maxamud oo fashilkiisa Afar sano ka hor maanta ka hadlay

Qofku marka uu xaq darro kusocdo Ilaaheybaa fashilaya. Xassan Sheekh oo maanta hadlayay ayaa yiri Mukhtaar Roobow wuxuu u Afduuban yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Intaas wuxuu kudaray in sharci loo maray xariggiisa uusan jirin weliba Maxkamadna aan lasoo taagin, taas oo kadhigan inuu koox u afduuban yahay.

Haddaba Xassan Sheekh waxaan rabaa inaan weydiiyo Sheekh Xassan Daahir Aweys yuu u xiranyahay,?

yaasoo qabtay,? Maxkamaddeed u martay xariggiisi,?

sharcigee kuu fasax inaad daqarro waaweyn kajeexdo nabaddoonnadii lasocday, qaarna jajabiso?

Ugu dambeyn xariggiisi ma xalaaleysay oo maka tagtay iyadoo Maxkamadu xukuntay, sida shan sano, toban sano, labatan sano, ama xataa xabsi daa’in?

Mawaxaad naga dhaadhicineyysaa Mukhtaar Roobow ayaa ka xuquuq badan Xassan Daahir, oo Mukhtaar waa muwaaddin Xassana waa ajnabi????

Abdirizak Kabayare

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064