HomeWarkiiXassan Cali Khayre "Waxaa ayaandarro ah in taliska waqtigiisu dhammaaday ee Madaxweyne...

Xassan Cali Khayre “Waxaa ayaandarro ah in taliska waqtigiisu dhammaaday ee Madaxweyne hore Xasan Sheekh uu caawa mar kale weerar nagu soo qaaday

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ayaa qoraal uu  goor dhaw oo caawa soo dhigay baraha bulshada wuxuu markii labaad kaga hadlay dagaalka gurigiisa ay ku soo qaadeen ciidamada Dowlada isagoo xusay in caawa mar labaad la soo weeraray.

“Waxaa ayaandarro ah in taliska waqtigiisu dhammaaday ee Madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud uu caawa mar kale weerar nagu soo qaaday” ayuu yiri Xasan Cali Khayre

Siyaasigaan wuxuu intaasi ku daray in xiliga weerarka lagu soo qaaday ay la joogeen guddiga dhexdhexaadinta ee uu hoggaaminayo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas.

“in nala soo weeraro iyadoo ay nala joogaTaniwaxay cadeyn iyo tusaale nool u tahay in Xasan Sheekh uu go’aansaday in uu dalka ka huriyo colaado hor leh iyo dagaallo sokeeye” ayuu mar kale yiri Xasan Cali Khayre.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -