HomeWarkiiDAAWO: Xassan Cali Kheyre "Dalka kama jiro amni lagu qaban...

DAAWO: Xassan Cali Kheyre “Dalka kama jiro amni lagu qaban karo doorasho qof iyo cod ah.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyte ayaa hadalo kooban shirk ay caawa ay yeesheen Mucaaradka Somaaliya kaasoo ay ugu nagac dareen Xaalada Dalka iyo waqtiga kala guurka.

Xasan Cali Kheyre wuxuu sheegay in Dowlada Somalia waqtigi ka dhacay islamarkaana inta u hartay aaney ku qaban karin doorashada qof iyo cod.

“Dalka kama jiro amni lagu qaban karo doorasho qof iyo cod ah”ayuu yiri Ra’iisulwasaare hore Xamza Cabdi Barre

Siyaasigaan wuxuu tilmaamay in doorasho qof iyo cod ay u baahan tahay diyaar garow qaran iyo amniga sida in meelaha Alshabaab shacabka ku leynayaan laga xureeyo.

Sidoo kale Xasan Cali kheyre wuxuu ku eedeeyah Madaxda Dowlada in waxkasta oo la wada lahaa una baahnaa in heshiis guud laga galo iyaga ay isku koobeen sida Gudiga Doorashooyinka oo kale.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -