HomeWarkiiXassan Cali Kheyre "Hadii aan nahay Madasha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ma aqbali doono...

Xassan Cali Kheyre “Hadii aan nahay Madasha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ma aqbali doono isku-caanashubka doorasho ku sheegga ah”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida Siyaasiyiinta Mucaaradka ee ku bahoobay Golaha Mustaqbalka ayaa goor dhaw oo duhurkii ah waxay shir jaraa’id ku qabteen Magaalada Muqdisho.

Waxaa goob joog ah Shariif Sheekh Axmed ,Xasan Cali Kheyre,Maxamed Xuseen Rooble,C/raxman C/shukuur ,Carab,Xildhibaan C/qaadir Cosoble iyo kuwa kale.

Xasan Cali Kheyre oo ka mid ahaa Madaxdii khudbadaha k jeediyay shirka jaraa’id ayaa sheegay ineysan aqbalayn dooraahada Dowladu wado.

“Hadii aan nahay Madasha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ma aqbali doono isku-caanashubka doorasho ku sheegga ah, waana ayaan darro weyn in xoolihii ummadda Soomaaliyeed la geliyay meel aaney kasoo bexeyn natiijo Mustaqbalka ummadda Soomaalieed yadadiilo u horeedeysa”ayuu yiri Xassan Cali Kheyre

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -