HomeWarkiiXassan Cali Kheyre " Mid ka mida ilaaladeyda ayaa saban lagu dilay...

Xassan Cali Kheyre ” Mid ka mida ilaaladeyda ayaa saban lagu dilay waxaana amray taliye Macalin Mahdi isagaana masuuliyada qaadaya

Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw shir jaraaid ay wada qabteen isaga mucaaradka kale wuxuu kaga hadlay dagaalkii maanta dhexmaray ciidamadooda iyo kuwa Booliiska Soomaaliya kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Xasan Ca;i Kheyre wuxuu sheegay in mid ka mid ah ilaaladiisa ay dileen ciidamada Dowlada islamarkaana lagu dhuftay baasuuke sidaana uu ku dhintay.

“Taliye Macalin Mahdi ayaa bixiyay amarka rasaasta naloogu furey uuna ku dhintay mid ka mid ah ilaaladeyda , isaga ayaana masuuliyada qaadaya”ayuu yiri Xasan Cali Kheyre

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -