HomeWarkiiXassan Cali Kheyre oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay qorshe xumida Dowlada...

Xassan Cali Kheyre oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay qorshe xumida Dowlada Xassan Sheekh

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay qorshe xumida Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan Sheekh.

“Qorshe xumida Dowlada Xassan Sheekh waxay keentay in dhalinyaradii Soomaaliyeed baddaha caalamka ku dhamaadaan”ayuu yiri Xasan Cali Kheyre .

Halkaan ka daawo muuqaalka Xasan Cali Kheyre :-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -